Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Kismaayo oo laga soo sheegaayo in ay ka jiraan dabeylo saamayn ku yeeshay guryaha dadka danyarta ahi ay dagan yihiin, Magaalada Boosaaso oo lasoo sheegaayo in waddooyinka lagu arkayo ciiddamo badan iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
