Wararka maanta ee Raadiyo Wardheer waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid xiligii la filaayay in lagu dhawaaqwo xukuumadda iyo sidoo kale doorashadii ka dhacday Puntland, qarax xalay lagu dilay nin ka mid ahaa mas’uuliyiinta dagmada Lafooye ee shabeelaha Hoose iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
