Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay xiriirkii u jartay dowladda Islaamiga ah ee Iraan Godoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhuusa Mareeb ka sheegay in uu yahay ergay uu sooo diray Madaxweynaha Soomaaliya iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply