Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin hayno waxa ka mid ah. Xaaladda magaalada Baladweyn oo degan, wafti dowladda ka socda oo gaaray magaalada, shirkii Madasha Wada tashiga Soomaaliya oo maanta baaqday iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
