Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin hayno waxaa ka mid: Shir looga hadlayo argagixasada iyo kooxaha xagjirka oo ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, ciidanka Kenya oo sheegay in ay ka heleen hub xerada Qaxooti oo ku taala deegaanka Waqooyi Bari ee Kenya.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: