Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Muqdisho uu ka dhici doono 20 bishan Seb shir wada tashi iyada oo sidoo kale isla bishaan shir kale oo looga hadlayo xaalada Soomaaliya uu ka dhici doono Mareykanka iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
