Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in la xalin doono muranka u dhaxeeya Jubaland iyo Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya, Xildhibaanno ku eeeeyay madaxda dalka in ay ku xadgudbeen dastuurka iyo Warar kale.
Warka Raadiyo Wardheer
