Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya oo sheegay in wadahadal laga gali doono xaaladda mooshinada is barbar yaacaya iyo Siyaasiyiin ka soo jeea Sh/Dhaxe oo ka soo ho jeesatay hadal ka soo yeeray maamulka gobalka Hiiraan iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
