Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xaalada Gobalka Shabeelaha Hoose oo ah maanta mid degan ka dib dagaal maalmihii tegay ka dhacay, Axmed Madoobe oo sheegay in uu taageerayo maamulada ka dhismaya dalka iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: