Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Howlgalo dhanka cirka an oo ka dhacay Bakool iyo khasaara ka dhashay, Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay shaqada Baarlamaanka Soomaaliya yo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
