Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidamada dowladda  Soomaaliya oo sheegay inay dileen sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo horay uga mid ahaa dowladda  Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka digay in la siyaasadeeyo isku dhafka ciidamada  Markab iyo labo doonyood oo ay saaran yihiin 2,500 qaxooti Soomaaliyeed oo ku soo xirtay dekeda Boosaaso iyo warar kale.

Fadlan halkan aka dhegeyso warka oo dhan:

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.