Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xaalada magaalada Dhuusa Mareeb oo maanta degan iyo dagaalkiii shalay oo si iskiisa ah u istaagay, Xildhibaana ka mid ah kuwa Kenya oo sheegay in ay waajib tahay in ciidanka wadankaasi laga saaro Soomaaliya si loo helo xasilooni siyaasadeed iyo warar kale.
Warka Raadiyo Wardheer

Leave a Reply