Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal ka dhacay Dhuusa Mareeb, Xildhibaannada Baarlamaanka oo ansixiyay mooshinkii ka dhanka ahaa dhismaha Baarlamaanka Jubba. Maamulka Jubba oo ku dhawaaqay inuu xiriirka u jaray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
