Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah. Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay ficil  ka dhan ah qaxootiga ka soo cararay Yemen oo ay dhawaan ku kaceen maamulka Soomaaliland, Roobab ka da’ay caasimada Soomaaliya oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka danta yar iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: