Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo loogu baaqay in ay wax ka qabato dadka Soomaalida ah ee lagu leynaayo xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, Soomaaliland oo la sheegay in ay kala sooc ku sameysay dad Soomaali ah oo soo gaaray Berbera iyo warar kalle.

Hoos ka dhegeyso warka oo dhan: