Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Axsaabta Siyaasada Soomaaliland iyo Xisbiga talada haya ee Kulmiye oo isla ogolaaday muda kordhinta xukuumada Soomaaliland, hogaamiye sare oo ka tirsan Al Shabaab oo geeriyooday iyo warar kal.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
