Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Gudoonka Baarlamaanka oo ka soo horjeestay in maamulada ka jira dalka ee KMG ah loogu yeero dowlad gobaleedyo, Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in dib loo soo cilin doono qaxootiga Soomaalida ee Yaman iyo warar kale.
Warka oo dhan fadlan hoos ka dhegayso:
Leave a Reply