Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta lagu wado inay booqasho ku tagaan degmada Cadaado oo la filayo inuu maalinta berri ah ka furmo shirka maamul u sameynta gobollada iyo warar kale.

Warka oo dhan hoss ka dhegeyso