Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Soomaaliland oo ku aadan isku dhafka ciidanka dowlada iyo kuwa maamulada dalka ka jira, Madaxweyne ku xegaanka Puntland oo sheegay in ay shacabka iyo maamulka u mudoobaan Al Shabaab iyo warar kale.

Warkii oo dhan hoos ka dhegayso:

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.