Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Munaasabada 12 Abril oo Muqdisho iyo gooba ka mid ah dalka Soomaaliya maanta laga xusayo, dowladda oo sheegtay in maalinta Arbacada ah uu furrmi doono shirka maamul u samaynta goballada Dhaxe ee dalka iyo warar kale.
Leave a Reply