Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shirkii maamul u samaynta gobollada Dhexe oo la sheegay in uu mar kale dib u dhac ku yimid, Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Sarkaal ka tirsan Al Shabaab iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
