Warkeena maanta waxaad ku dhageysan doontaan; Madaxweynaha Soomaaliya oo soo gabagabeeyay wada tashiya uu la lahaa musharaxiinta doonaayo qabashada xilka R/wasaaraha Soomaaliya sidoo kalena ka hadlay arimaha bani aadanimo ee dalka Soomaaliya iyo warar kale.
Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Leave a Reply