Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: In ka badan 9 ruux oo saaka ku geeriyootay halka tobaneeyo kalena  ay ku dhaawacmeen, kadib markii uu shil gaari ka dhacay duleedka Muqdisho, Sarkaal ka tirsan ciiddanka XDS ee gobolka Gedo oo eeddaymo u soo jeediyay ciiddamada Kenya ee ku sugan gobolkaas, iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.