Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Xaaladda magaalada Guri Ceel oo deggan iyo waanwaan laga dhax billaabay labada dhinac, Madaxweynaha Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka hadlay xaaladdiisa caafimaad iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
