Wararka maanta aad maqli doontaan waxaa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo mar kale diyaarad lagu soo daadgureeyo u dirtay shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Koonfurta Suudan, Dibad bax lagu tageeraayo wax qabadka Turkiga oo ka dhacay Muqdisho iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
