Warka Raadiyo Wardheer waxaa ka mid ah:Wax garad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda dadka Banaadiriga oo Muqdisho kulan ku yeeshay ay kaga soo hor jeedaan xariga Godoomiyihii Degmada Xamarweyn Cabdiqaadir Maxamed, Ciidama itoobiyaan ah iyo maleeshiya ku dagaalamay Deefow iyo warar kale.
Leave a Reply