Wararka maanta aan idiin haynno waxaa ka mid ah: Raiisul wasaare Saacid oo ka codsaday barlamanka in aysan xukuumadda cusub ula dhaqmin sidii tiisa ay ula dhaqmeen, Xubin ka mid ah barlamanka Soomaaliya oo sheegay in wali Soomaaliya aysan ka bixin KMG iyo warar kale.
Halkan ka dhegeyso Warka oo dhan: Warka Raadiyo Wardheer
Leave a Reply