Warka Raadiyo Wardheer aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirkii hore Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda e Xukuumadii C/wali Sheekh Axmed oo Muqdisho ku geeriyooday Itoobiya oo xabsi ku xukuntay 3-ruux oo qorsheynayay weeraro argagixiso ah iyo warar kale.
Leave a Reply