Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin Hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay xukuumaddu shaqayn weyday barlamankana laga rabo in uu keeno xukuumad shaqeysa, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta Muqdisho ku laabtay, Dagaal u dhexeeyo Shabaab iyo dadka deegaanka oo ka dhacay Hiiraan iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso