Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Haweeneydii hoggaamineysay weerarkii ka dhacay Kenya sanaddii 2013 oo lagu dilay Ukrayn, Dagaal u dhaxeeyo ciiddanka dowladda iyo Shabaab oo Baydhabo duleedkeeda ka dhacay iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso