Tacsi: Marxuum Maxamed C/Laahi Bookh (Inji)

Tacsi: Marxuum Maxamed C/Laahi Bookh  (Inji)

Dhammaan Qurbajoogta beesha Geri ee ku kala nool dunida dacallaleedu, waxay halkan iyagoo ka tiiraanyaysan tacsi uga dirayaan ehelladii, qoyskii, asxaabtii, gaar ahaan xaaskii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed C/Laahi Bookh ( Inji) oo ku geeriyooday xerada qaxootiga ee Dhadhaab bishan Nofember 11.

Marxuum Marxuum Maxamed C/Laahi Bookh ( Inji) waxa uu ka mid  ahaa odoyaasha beesha Geri. Haddaba waxa ay Qurbajoogta beesha Geri uga baryayaan Ilaah inuu naxariistii Janno ka waraabiyo marxuumka, ehelkiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin