Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shirka magaalada Baydhabo oo meel xasaasi ah maraya iyo Afhayeenka Shirka oo Raadiyo wardheer u sheegay in  maanta la meel marin doono dastuurka maamulkaasi lagu dhaqayo, Askari Nabad Sugid ah oo xaaskiisa ku dilay Muqdisho iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso