Warka aan idiin heyno waxa ka mid ah:Ban Ki Moon iyo Xubno kale oo la socda oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho kulamana la leh madaxda sare ee dowlada Soomaaliya, Maamulka Lixda gobol ee Baydhaba taageersan oo eedeyn u jeediyay dowlada Soomaaliya iyo Beesha Caalamka iyo warar kale.
Leave a Reply