Audio Daily News, News, Radio Wardheer, WararWarka Raadiyo WardheerOctober 25, 2014October 25, 20140 Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Qarax ka dhacay Muqdisho iyo qasaaraha ka dhashay, Ra’iisul Wasaarraha Soomaaliya oo isku shaandhayn kooban ku sameeyay golaha wasiirrada iyo warar kale.Warka oo dhan hoos ka dhegeyso https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-RAADIYO-WARDHEER-25-OCT-2014.mp3