Audio Daily News, News, Radio Wardheer, WararWarka Raadiyo WardheerOctober 19, 2014October 19, 20140 Warka aan idiin heyno maanta waxaa ka mid ah:Dil askari oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, shir ka socda magaalada Garbahaarey ee xarunta gobalkaasi Gedo oo meel geba geba ah maraya iyo warar kale https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-RAADIYO-WARDHEER-19-OCT-2014.mp3