Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweyne Xasan oo booqday degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, Dagaal khasaare geystay oo ka dhecay Bakool, Qabanqaabada soo dhawaynta ra’iisal wasaare Cabdi weli oo laga dareemayo Garowe iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso