Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah:Ciiddama ka mid ah kuwii ku dhaawacmy dagaalka ay dowladdu ugu magac dartay Badweynta Hindiya oo ka cabanaya daryeel la’aan, Shabaab oo lagu eedeeyay dhac ay ka geysanayaan qayba ka mid ah deegaano hoos taga Ceelbuur iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply