Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ciidamada Somaliland oo la wareegay gacan ku haynta deegaanka Saaxdheer oo 75-km dhinaca Koonfur kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,  ciidanka Dowlada Soomaaliya oo iyana la wareegay Buur weyn oo ka mid ah Hiiraan iyo warar kale.