Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Bannaanbax ka dhan  ah Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka dhacay Baydhabo, Howl-gallo ammaanka lagu xaqiijinayay oo laga sameeyay Kismaayo, Bannaanbax maanta isna ka dhacay Irridka maxkamada ciiddanka loogana soo horjeeday xukun ay maxkamadda fulisay iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso