Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Midowga Yurub oo sheegay in lacag dhan Sh 51.7 bilyan oo shilinka Kenya ah ay ugu yaboohayaan Kenya 7 sano ee soo socota. Qarax inta la ogyahay geystay khasaare hantiyeed oo goor-dhow ka dhacay garaashyo lagu iibinayay shidaal iyo gaadiidka ganacsiga ah oo ku yaalla Isgoyska Baar Ubax ee degmada Howl-wadaag iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply