Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay kulan ay yeelatay Xukuumadda Soomaaliya oo looga hadlaayo sida ugu wanaagsan ee loo wajihi karo hub ka dhigista Hoggaamiyayaasha Muqdisho ku sugan, Hoggaanka Socdaalka dowladdaSoomaaliya oo ka digay khatarta cudurka Ebola iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.