Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Cali Khaliif Galayr oo noqday madaxweynaha maamulka Khaatumo, Dibad Baxyo lagu soo dhaweynaayo oo ka dhacay Laas caanood iyo Ciiddanka maamulka Somaliland oo dadkii kala cayriyay iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso