Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in aysan saamayn ku yeelan doonin maamulka loo dhisayo goballada Dhaxe kan Puntland, Maamulka Puntlan oo ka hadlay weerarkii shalay Boosaaso ka dhacay iyo warar kale.
Warka oo dahn hoos ka dhegeyso
