Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka aan idiin heyno waxaa kamid ah:Deegaano hoos yimaada dagmada Buula Burde oo laga soo sheegayo xaalad aad u xun ka dib markii ay Al Shabaab dadka u diideen in ay wax ganacsi ah u doontaan Magaaladaasi,  xaalada  Saaxdheer ee gobalka Sool oo degan, ka dib  shalay markii uu ka dhacay dagaal iyo warar kale.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.