Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Fowsiyo wasiirkii hore ee arrimaha dibadda oo sheegtay in ay beenabuur tahay waxyaabaha ay qortay Kooxda lasocodka Xayiraada Somalia iyo Eratareya, Madaxweynaha Soomaaliya oo isna sidoo kale beeniyay wararkaasi, Dagaal ka dhacay Duleedka Muqdisho iyo dad siyaaba kala duwan loogu dilay Somalia iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.