Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxda dowladda Soomaaliya oo ka qayb galay xuska munaasibadda 1da Luulyo oo xalay iyo saakay ka dhacday Muqdisho, Gobollada Dalka oo sidoo kale iyana laga Xusay Munaasabada Maalinta Xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya iyo warar kale.
Leave a Reply