Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Khilaafka madaxweynaha Soomaaliya iyo ra’iisul wasaarihiis oo sii fogaaday, Hay’adda Nabdsugidda Qaranka Soomaaliya oo sheegtay in ay ka warheyso dhibaayooyin ay shabaab doonayaan in ay ka geystaan Muqddisho iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply