Wararka aan idiin hayno maanta waxa ka mid ah: Qarrax Muqdisho ka dhacay maanta oo lagu dilay xoghayihii hore ee gobalka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Hilowle, Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo maanta hor tagay Barlamanka Soomaaliya iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
