Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno manta waxaa ka mid ah: Qarax ka dhacay dalka Kenya oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in amni darada jirta ay masuul ka yihiin laamaha Amaanka isaga oo dhanka kale sheegay in ay isku mid yihiin kuwa dhigta Isbaarada iyo Al Shabaab iyo warar kale

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.