Wararka aan idiin hayno waxaa maanta ka mid ah: Maxadweynaha Soomaaliya oo xariga ka jaray safaaradda Soomaaliya ee Dalka Biljimka oo dayactir lagu sameeyay iyo Mudaaharaad looga soo horjeeday Madaxweynaha Jbuuti oo halkaasi ka dhacay, Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya oo maanta Gawaari sida gargaar u dirtay dagmada Qoryooley ee shabeelaha Hoose iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply